Video: Administration of Parenteral antibiotics/XADIGA QAADASHADADA DURIDA JEERMIS DILAHA

Medical Aid FIlms (2014) C1
Somali version of Administration of Parenteral antibiotics Xanuunka inta uurka lagu jiro iyo gaar ahaan dhalmada ka danbaysa ama dhicisku waa arrinta muhuumka ah ee sababta xadiga jirada iyo dhimashada. Filimkan wuxuu muujinayaa maareeynta isticmaalka wanaagsan ee duraha jeermis dilaha ee loogu talogalay shaqaalaha caafimaadka iyo sida cad ee uu u xoojin lahaa lixda saxda ah ee maareeynta daawada. Translation thanks to Aidarus Khalif and Fouzia Ismail and Abdirahman Dahir Aden at the Somaliland Nursing and midwifery Association (SLNMA). Video also available in English, French and Swahili at: http://www.medicalaidfilms.org/film/how-to-give-intravenous-antibiotics-in-pregnancy/